أرشيف الوسم : Cadaalad

Cumar Binu Cabdulcasiis: Khaliifkii 5aad sidee Caadil ku noqday?

Cumar Binu Cabdulcasiis Khaliifkii Muslimiinta ee Nabi Muhammed (SCW) uusii bishaareeyey inuu soo baxayo dunidana cadaalad kusoo dabaalayo, kunamutay inuu nuqdo Khaliifkii Raashidka ahaa ee 5aad. Sidee arinkaa ku xaqiijiyey? Sooyaalka Hogaamiyayaashii wanaagsanaa waxaa inoogu sugan darsi iyo ku dayasho, qofkii raba inuu hogaamiyo ummadna waa inuu raadraaco taariikhda intii ka horaysay ee dunidu ay mahdisay go’aamadoodii iyo waxqabadkoodii. Maqaalkan ...

أكمل القراءة »