(KHARASHKA DHAQAALE EE GUURKA (HORE & HADDA
:Ururin Qormadaan waxay ka hadlaysaa “kharashka dhaqaale ee guurka-hore iyo hadda”, waxaa si qoto dheer la isugu barbar dhigayaa kharashka guurka ku bixi jiray miyi iyo magaalo gumaysigii kaddib ilaa burburkii dowladda iyo kharashka hadda ku baxa lagasoo bilaabo burburkii ilaa hadda, si loo helo xog dhaqaale oo muujin karta qiimaha guurku joogo iyo awoodda dhalinyarada, waxaa loo adeegsaday qormadaan ...
أكمل القراءة »