أرشيف الكاتب: حواء علي محمد

باحثة في الشؤون الاجتماعية

WAX IS BARIDDA IYO KAALINTA AY KU LEEDAHAY KOR U QAADIDA AQOONTA GUUD

Ururin: Qormadaan waxay ka hadlaysaa 《Wax isbaridda iyo kaalinta ay ku leedahay kor u qaadida aqoonta guud》, waxayna ku salaysan tahay baahida ay bulshadu u qabto si ay horumar aqooneed u gaarto, manhajka loo adeegsadayna waa manhajka wasfiga (المنهج الوصفي). Ugu horrayn Qormadaan waxay ka hadlaysaa qeexidda wax is baridda, oo aan kusoo qaadanay erayo kala duwan oo ay culimadu ...

أكمل القراءة »

FAHANKA LUQADDA CARABIGA EE GABDHAHA MACAAHIDDA SHAREECADA – BOOSAASO

Ururin: Qormadaan waxay ka hadlaysaa “FAHANKA LUQADDA CARABIGA EE GABDHAHA DHIGTA MACAAHIDDA SHAREECADA – BOSAASO”, waxay diiradda saaraysaa mustawaha luqadda ee gabdhaha dhigta macaahidda shareecada, iyadoo laga duulayo da’da gabdhaha, faaiidooyinka barashada luqadda, ahmiyada ay u leedahay, iwm, waxaa loo adeegsaday qormadaan manhajka daraasadda xaaladda  iyo taxliilka (منهج دراسة الحالة والتحليل). Qoraagu waxay qaybaha hore uga hadlaysaa halbeegyada ay cuskatay ...

أكمل القراءة »

?GANACSIGA & GURIGA: HAWEENKU MA KULMIN KARAAN

URURIN Qormadaan waxay ka hadlaysaa “guriga iyo ganacsiga: dumarku ma kulmin karaan?”, si loo helo xog muujin karta dumarka ganacsatada ah, qaybahooda, noocyada ganacsiyadooda, xiliyada ay shaqeeyaan, iyo saameynta ay ku yeelan karto guriga, waxaa loo adeegsaday qormadaan manhajka daraasadda xaaladda (منهج دراسة الحالة). Ugu horreyn qoraagu waxay ka hadashay qeexidda ganacsiga, xiligii uu bilowday ganacsiga dumarka, sababaha keenay, iyo ...

أكمل القراءة »

XANAANOOYINKA CARUURTA EE BOOSAASO

:Ururin Qormadaan waxay ka hadlaysaa “xanaanooyinka caruurta ee boosaaso – daraasad qiimaynaysa tayada barbaarinta & waxbaridda ilmaha ee xanaanooyinka”, si aan u helno xogta dhabta ah ee xanaanooyinka, kaalintooda ku aaddan barbaarinta ilmaha magaalada, iyo qaababka waxbaris ee ay adeegsadaan, waxaa loo adeegsaday qormadaan manhajka wasfiga (المنهج الوصفي). Ugu horreyn qoraagu waxay ka hadashay xanaanadu waxay tahay, meesha laga keenay, xilliga ...

أكمل القراءة »

Kaalinta dumarka soomaaliyeed ee arrimaha bulshada

:Ururin Qormadaan waxay ka hadlaysaa ‘kaalinta dumarka soomaaliyeed ee arrimaha bulshada’, waxaa lagu iftiiminayaa mugga iyo macnaha kaalintaas, si xog cilmi ah looga helo arrimahaas, waxaa loo adeegsaday qormadaan manhajka wasfiga (المنهج الوصفي). Ugu horreyn qoraagu waxay ka hadlaysaa dumarkii hore iyo kaalintoodii bulshada ay ku lahaayeen ee arrimaha bulshada, sida hiddaha iyo dhaqanka, masuuliyadda guriga, siyaasadda iyo gobanimo doonka, ...

أكمل القراءة »