أرشيف الكاتب: Saalim Cabdiwahaab Sayid

(?DHALINYARADA DADKA FURTA (MAXAA KEENAY, MAXAASE LAGU XALLIN KARAA

URURIN: Qormadaan waxay ka hadlaysaa “dhalinyarada dadka furata, maxaa keenay? Maxaase lagu xallin karaa?”, waxay diiradda ku saaraysaa sababaha, baaxadda, saamaynta dhibaatadu keentay, iyo qaabka loo xallin karo, waxaa loo adeegsaday qormadaan manhajka daraasadda xaaladda (منهج دراسة الحالة). Qoraagu wuxuu cutubka 1aad uga hadlayaa halbeegyada uu cuskaday iyo xogta dadkii buuxiyey foomkii su’aalaha ama (questionare-ka), sidoo kale wuxuu iftiiminayaa sooyaalka ...

أكمل القراءة »