أرشيف الكاتب: Mukhtaar Cabdi Axmed

AF-BARKII CARRUURTA EE SOOMAALIDII HORE

Hordhac: Marka hore allaah ayaa mahadleh, Nebigeenii Muxammed ahaa naxariisi korkiisa ha ahaato. Qormadaan aan ugu magacdaray afbarkii carruurta ee soomaalidii hore waxaan ku eegi doonaa Idamka allaah sidii ay soomaalidu ilmaha u af_bari jireen uguna diyaarin jireen saaxadii ku dhisnayd aftahamnimada iyo adadayga. Soomaalidu waxa ay dhaqan u lahaayeen murtida noocyadeeda kala duwan(gabayag, geeraarka,heesta IWM) iyo tiraab aqooneed ku ...

أكمل القراءة »

DHALAAN KU DAYACAN DUGEENA

Hordhac: Marka hore allaah ayaa mahad dhammaanteed u sugnaatay.suubanihii Nebigeena naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Qormadaan aan ugu magac daray Dhalaan ku dayacan dugeena waxaan ku soo bandhigi doonaa qaar ka mid ah waxyaalaha keena derbi-jiinimada, dhibaatooyinka ka dhalankara derbi-jiifnimada, saamaynta ay carruurta derbi-jiifka ah ku yeelan karaan carruurta kale oo aan derb-jiifka ahayn iyo weliba talooyin ku aadan ...

أكمل القراءة »