أرشيف الكاتب: Ismaaciil Iidle

TABAR NINKII LEH BAA KAALMO LA WAYDIISTAA

Horaantii bishii ” Sep” waxaa Magalaada kismaayo ee xarunta Gobalka jubada hoose Ahna caasimadda ku meel gaarka ee jubbalan Shir ku yeeshay Maamul goboleedyada soomaaliya B. Putland J. Galmudug X. Hirshabeele Kh. K.Galbeed D. Jubbland Dhawr maalmood oo uu socday shirkaas Waxa way kasoo saareen in Ay xiriirka ujareen Dowladda somaliya Ayagoo ku sheegay in Aysan waxba kala tashanin Arima ...

أكمل القراءة »