أرشيف الكاتب: Dawlad Jama Ismail

Tayada Waxbarashadeennu waa halka Tacliinteenna laga soo galay

Waxbarashadu waa furaha nolosha waana aasaaska horumarka, waa udbaha nolosha, waana kaaha adduunka, sababtaas awgeed ayaa ay ku tahay wax qof kasta u baahan yahay in uu helo, waa halka laga yiri ”Aqoon la’aantu waa Iftiin la’aan waa aqal iyo ilays la’aan”. Waxbarashadu waxay lagama maarmaan u tahay ka guul gaarida waayaha adduun iyo wacyiga aakhiro waana irida laga galo ...

أكمل القراءة »