أرشيف الكاتب: Cabdulqaadir Maxamuud cali mire

SIYAASIGA MAANTA

Bilawga qoraalka waxaan ku bilaabayaa bisinka Alle weyne. kaddib waxaan ka cududaaranayaa in aanan qof gaar ah ula jeedin qoraalkaan kooban. ujeedkiisuna waa Dareenkayga gaarka ah iyo waxyaalaha aan ka akhristay intaan arkayey ama maqlayey siyaasiga maanta ee ummadda soomaaliyeed hor boodaya . Halbeegga siyaasiga maanta. Siyaasiga Soomaaliyeed Halbeegiisu waa ANNAGA kaddibna ANIGA. • ANNAGA Siyaasiga maanta ee dalkeen-na siyaasaddiisa ...

أكمل القراءة »