أرشيف الكاتب: Cabdiraxmaan Cabdirasaaq Cabdiraxmaan

Qoraa Madaxa Jamciyadda Tadaamun

Cumar Binu Cabdulcasiis: Khaliifkii 5aad sidee Caadil ku noqday?

Cumar Binu Cabdulcasiis Khaliifkii Muslimiinta ee Nabi Muhammed (SCW) uusii bishaareeyey inuu soo baxayo dunidana cadaalad kusoo dabaalayo, kunamutay inuu nuqdo Khaliifkii Raashidka ahaa ee 5aad. Sidee arinkaa ku xaqiijiyey? Sooyaalka Hogaamiyayaashii wanaagsanaa waxaa inoogu sugan darsi iyo ku dayasho, qofkii raba inuu hogaamiyo ummadna waa inuu raadraaco taariikhda intii ka horaysay ee dunidu ay mahdisay go’aamadoodii iyo waxqabadkoodii. Maqaalkan ...

أكمل القراءة »

XIRIIRKA KA DHAXEEYA TOOSNAANTA IYO GUUSHA

Qof walba oo naga mid ah wuxuu jecelyahay inuu ka guul gaaro yoolasho uu higsanayo, wuxuuna ka baqaa inuu guuldarraysto, waxaase iswaydiin mudan sidee qofka uu guul ku gaari karaa ugana baaqsan karaa inuu fashilmo. Qeexsita  guusha ayaa yeelata dhowr micno luqad ahaan, hadaan 3 luqadood aan kasoo qaadano dulucda iyo gunta Eray bixinta Guul waxay noqon kartaan sidan: Guul(-sha) ...

أكمل القراءة »