Hibo Ma leedahay?!
Si guud ahaaneed nolashaan aan ku noolahay waxaa ugu qiimo badan waqtiga , waqtigu waa kan eebbe wayne uu ku dhaarto , marar fara badan quraanka kariimka ah muhiimada uu leeyahay , dad badan oo kala duwan ayaa iyaguna ka qoray qormooyin badan , qaabka looga faaidaysto , ahmiyada uu leeyahay iyo wax waliba oo ku saabsan waqtiga iyo qaabkaan ...
أكمل القراءة »