أرشيف الكاتب: Cali Cabdijabbaar Maxamed

Qoraa & Akadeemik

SOO NOQOSHADII AAYASOOFIYA

Aayasoofiya waxay ahayd kaniisadii ugu weynayd ee imbaraatooriyaddii Roomaaniyiinta bari ku lahaayeen Istanbul, waxaa markii hore loo yaqaanay Megal Ecclesia oo macanaheedu yahay kaniisaddii weynayd, Qarnigii 5aad ayaa loo bixiyay magacan Aayasoofiya oo macnahiisu yahay xikmadii muqadaska ahayd. Dhismihii Aayasoofiya iyo Isbadaladii ay soo martay   Dhisamaha Aayasoofiya waxaa la bilaabay 23, Feb 532 xiligii Imbiratoorkii la oranjiray Justinian (527- ...

أكمل القراءة »