TAXANAHA KASMO & KASIIS – QAYBTA 5AAD
SOOYAALKA SUUGAANTA Sooyaalku waa taariikhda dhacdooyinka, taas oo loo qaabeeyo hab cuddoon ama fiyow, waayo? Gabayagu wax buu dareemaa oo cabbiraa, Naaqidkuna waa miisaamaa, qoraaga sooyaalkuna waa dhidbaa oo raadeeyaa. Taariikhdu way noo Misbaax Maanka Caawiya.e Adoo Male gudaayaa Micin Marar ku gaadha.e النقر للوصول إلى TAXANAHA-KASMO-KASIIS-05.pdf
أكمل القراءة »