أرشيف شهر: مايو 2019

FAHANKA LUQADDA CARABIGA EE GABDHAHA MACAAHIDDA SHAREECADA – BOOSAASO

Ururin: Qormadaan waxay ka hadlaysaa “FAHANKA LUQADDA CARABIGA EE GABDHAHA DHIGTA MACAAHIDDA SHAREECADA – BOSAASO”, waxay diiradda saaraysaa mustawaha luqadda ee gabdhaha dhigta macaahidda shareecada, iyadoo laga duulayo da’da gabdhaha, faaiidooyinka barashada luqadda, ahmiyada ay u leedahay, iwm, waxaa loo adeegsaday qormadaan manhajka daraasadda xaaladda  iyo taxliilka (منهج دراسة الحالة والتحليل). Qoraagu waxay qaybaha hore uga hadlaysaa halbeegyada ay cuskatay ...

أكمل القراءة »

SAKADA FIDRIGA & FIQIGA MAANTA – SOOMAALIYA

Sakada Fitriga (زكاة الفطر ) bixinteedii ayaa la joogaa Jaalle , qofkiiba waa laga rabaa oo awooda, haystana Wax ka badan Wuxuu cuno Habeenka iyo Maalinta Ciidku Soo gelayo ! Qiyaasteedu. 2.5 kg oo ah quutul qaalibka (قوت الغالب ) Magaalada uu degan yahay ama qiimaheeda oo lacag ah.(حسب ظروف المحتاج). Magaalooyinka waaweyn in lacag lagu bixiyo ayaa u sahlan ...

أكمل القراءة »

QAYBAHA MAANSADA

Hordhac Af-Soomaali: Af-Soomaaligu waa luuqad kamida luuqadaha dunida korkeeda looga hadlo, waana mid kamida afafka ugu muhiimsan geeska Africa. Af-Soomaaligu waa luqo hodan ah geeskasta oo loo eego taasna waxaad ogaan kartaa markaad sii dhex gasho moolkeeda. Waxaana looga hadlaa wadamo kala duwan sida Soomaaliya, Jabuti, waxaa kaloo si wayn loogaga hadlaa qaybo kamid ah wadamada Ethopia iyo Kenya. Af-Soomaaligu ...

أكمل القراءة »

Oprah Winfrey, Gabadhii guusha hanatay

Oprah Winfrey, waxaa lagu tiriyaa mid kamid ah shakhsiyaadka guuleystay, waxay ka gudubtay saboolnimo baahsan iyadoo u tallaabsatay hodantinimo. Dadaal iyo karti ay muujisay ayaa waxay ku hanatay guul weyn. Oprah, waxay dhalatay 29-kii bishii Janaayo, sanadkii 1954-kii, waxayna ku dhalatay gobolka Mississippi ee dalka Mareykanka. Waxay ka dhalatay qoys aad sabool u ah oo duruufo nololeed oo aad u ...

أكمل القراءة »

التدابير الوقائية لتقليل وقوع الجرائم في المجتمع الصومالي

تمهيد: في الآونة الأخيرة وفي النصف الأول من عام  2019م، اننتشرت حوادث مؤلمة في أوساط الشعب الصومالي ، في المهجر أو الوطن الحبيب، وهذه الحوادث من أبشع صوره إرهاق الأنفس والأرواح، ومواقع وسائل التواصل الاجتماعي تنشر الأخبار المحزنة، والقصص المبكية حيال الدواهي صباح مساء، وتدخل الفاجعة في كل بيت صومالي بنقرة الشاشات الذكية، فهناك من قتل زوجته في أمريكا، أو ...

أكمل القراءة »