TAXANAHA KASMO & KASIIS – QAYBTA 3aad
Taxanaha kasmo &kasiis tirsigiisa 3aad, waxa aan ku eegayaa jaalle Riciradan soo socda oo kala ah: sooyaalka guurka soomaalida , Eed hooyo laga galay ” oo ah riyaawad uu qoray Abwaan Maxamed xaashi dhamac Gaariye, sidoo kale jaalle waxaa tirsigan ku jira qormo uu qoray Abwaan siciid saalax Axmed Sugule, taas oo ku suntan “kaalinta ay ku leeyihiin dumarku suugaanta” ...
أكمل القراءة »